• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

RSSAll Entries Tagged With: "xisbiyada"

xildhibaano-300x195

Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Ee Dalka Finland Iyo Doorka Soomaalida

Maalintii shalay (Axad) waxaa dalka Finland ka dhacdey doorashooyinka goloyaasha deegaanka, waxaana u tartamaayey 8 xisbi oo ah kuwa Baarlamaanka Xildhibaanada ku leh iyo qaar kale oo yaryar. Guud ahaan waxaa doorashada ku guulesytey Xisbiga ajnabi nacaybku ka buuxo ee Perussuomalaiset, “True Finns”, waxaana uu kor u kacay 7%, halka dhamaan Xisbiyada kale ay hoos [...]

Oct, 29 2012 Full Story
563011_294909423916536_118214084919405_632379_1460153926_n

Dadka soo galootiga oo door muuqda ka qaadanaya siyaasada dalka Finland

Dadka soo galootiga ama asal ahaantooda dibeda ka yimid ee kunool dalka Finland ayaa dor muuqda ka qaadanaya siyaada dalka Finland iyo ka qeybgalka bulshada finlandeyska. Xisbiyada siyaasada ee dalka Finland ayaa laga dareemayaa iney kusoo badanayaan dadka soo galootiga, iyadoo xisbiyada ey usharaxan yihiin musharixiin badan oo asalkooda ajaanib yahay, kuwaasoo utaagan tartanka golayaasha [...]

Jul, 16 2012 Full Story
pojat

Xisbiyada Keskusta iyo RKP oo hogaan cusub doortay

Qaar kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka Finland ayaa xagaagan doortay hogaan cusub. Xisbiga Keskusta oo ah xisbiga mucaaradka hogaamiya ahna xisbiga sadexaad ee ugu kuraasta badan baarlaamanka Finland ayaa hogamiye udoortay Juha Siipilä. Jagada xisbigaas ayaa waxaa wareejisay Mari Kiviniemi oo iyada hore uso heysay jagada xisbiga iyo ra’iisul wasaaraha dalka Finland. Juha Siipilä [...]

Jun, 14 2012 Full Story
  • Banaanbax ka dhacay Helsinki oo lagu cambaareeyay dalka Koonfur Afrika

  • Ogeysiis ku socda shaqala (mushaaraha iyo lacagta howlgabka)

  • Knowledge is Power -Event

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.