All Entries Tagged With: "xildhibaan"
Xildhibaan jagadiisa ku waayey qoraalo uu ku aflagadeeyay ajaanibta iyo diinta Islamka
Jussi Halla-aho ayaa iska casilay xil muhiim ah oo uu ka hayay golaha baarlamaanka ee Finland. Xildhibaankan oo katirsan xisbiga Perussuoamaliset ayaa wuxuu hayay jagada gudoomiyaha ee guddiga maamulka ee katirsan gudiyada baarlamaanka. Guddigaan ayaa ahaa gudiyada hoosaadka ee baarlaamnka kuwooda ugu miisaan badan oo laga go’aamiyo arrimaha ajaanibta iwm. Halla-Aho ayaa iscasilay kadib markii [...]
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo u baroor diiqay xildhibaan Aadan Buulle Maxamuud baaqna udiraya DFKS
Kulan balaaran oo ay isgu yimaadeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland ayaa waxay ka arrin sadeen geeridii naxdinta la hayd ee loo gaystay marxuun Aadan Buulle Maxamuud . Dilkaasi oo ay geysteen sida la sheegay Askar ka tirsan Ciidamadda dowladda Soomaaliya. Xaaji Cabdiqaadir Maxamuud Warsame oo ka mid ah odoyaasha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland isla marahaantaasna [...]
