All Entries Tagged With: "finland"
Hillary Clinton oo booqasho u joogta dalka Finland
Wasiirada arrimaha dibedda ayaa maanta booqashadeydi uhoreysay ku timid dalka Finland. Clinton ayaa si heersare loosoo dhaweeyay, iyadoo kulamo la qaadatay dhamaan madaxda sare ee dalka Finland. Clinton ayaa maanta waxey la kulantay madaxweynaha Finland Sauli Niinistö, sidoo kale waxey booqatay baarlamaanka dalka FInland, madaxda kale ey la kulantay waxaa kamid ahaa ra’isul wasaaraha, wasiirka [...]
Doorashada madaxweynaha Finland oo gashay wareegi labaad
Doorashada madaxweynaha Finland ayaa xalay kusoo gabagaboobay waji xiiso badan, iyadoo musharixiinta tartameysay ku kala bixi waayeen wareegii koowaad ee doorashada. Waxaa markii hore la saadaalinayey in musharaxa xisbiga Kokoomus ee Sauli Niinistö uu kusoo bixi doono tartanka madaxweynaha wareega koowaad, musharaxaas ayaa helay cod gaaraya 37 %, wuxuuna kusoo bixi lahaa wareega koowaad hadii [...]
Maanta oo ku beegan maalintii madaxbanaanida dalka Finland
Dalka Finland ayaa maanta looga dabaal dagaya maalinta madaxbanaanida, maalinta madaxbanaanida madaxweynadda Tarja Halonen ayaa xaflad weyn ku qabata aqalka madaxtooyada. Dalka Finland ayaa waqtigi xornimada uu helay ey kasoo wareegtay 94 sano. Dhamaan adeegyada bulshada sida dukaamada, bankiyada iyo boostada ayaa dhamantooda ey xiran yihiin maanta, iyadoo lagu maamuusayo maalinta xornimada dalka. Basaska iyo [...]
Qaar kamid ah kaamamka ku yaala dalka Finland oo albaaabada loo laabayo
Qaxootiga kunool kaamka Kontionlahti ee kuyaala magaalada Joensuu iyo shaqaalaha xerada ka shaqeeya ayaa walaac ka muujiyay go’aanka kasoo baxay wasaarada arrimaha gudaha Finland oo ku saabsanaa in albaabada loo laabayo sadex kaam oo uu kamid yahay kaamka Kontionlahti. Wasaarada ayaa waaxda socdaalka (Maahanmuuttovirasto) ku amartay iney iska fasaxdo 2 kaam oo kuyaal Joensuu iyo [...]
Mid kamida Dad horay Finland loogu xiray oo denbi ka ganacsiga Dadka ah lagu soo eedeeyey
Wargeys maalinle ah oo kasoo baxa dalka Finland laguna magacaabo Helsingin Sanomat ayaa soo daabacay in mid kamid ah dad dhowaan gudaha dalkaas lagu xir xiray kadib markii lagu soo eedeeyey in ay xiriir dhow la leeyihiin xarakada Al-shabaab lagu helay denbi kale oo ah ka ganacsiga dadka. Ninkan oo da’iidu 32-jir tahay oo todbaadyo [...]
