All Entries Tagged With: "dhimasho"
Saunada oo disha sanadkiiba 30-40 qof oo finlandeys ah
Dalka Finland waxaa kuleelka saunada udhinta sanadkiiba 30-40 qof, sida ay qoreyso xarunta tirakoobka ee dalka Finland. Isticmaalka saunada ayaa aad ukordhay 40kii sano ee lasoo dhaafay, maadaama sauanada korontada ku shaqeyso uu isticmalkeda batay. Qatarta badisay dhimashada saunada ayaa waxaa sabab ah u ah qamriga iyo dadka cidlada nool. Dhimashada saunada ayaa ubadan bisha [...]
Jun, 20 2012
Full Story
