• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Xiligii qaboobaha oo bilawday iyo saacada oo dib loo dhigay hal saac

Oct 28, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Xiligii xagaaga (summer) oo xalay dhamaaday iyo saacada oo loo wareejiyay xiligii qaboobaha. Habeen hore saacadu markey aheyd 4 aroornimo ayaa saacada waxaa dib loo dhigay hal saac.

Saacada la badalay ayaa waxey saameyneysaa gaadiidka sida tareemada iyo basaska.

Xiliga qaboobaha ee dalka Finland ayaa ah 5 bilood, waxaana xiliga xagaaga loo wareegaaya bisha maarso ee sanadka danbe. Dalka Finland ayaa wuxuu isticmaalayay xiliyada qabobaha iyo xagaaga wixii ka danbeeyay sanadkii 1981:kii.

Tags: qaboobaha • xiliga

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.