• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Xildhibaan jagadiisa ku waayey qoraalo uu ku aflagadeeyay ajaanibta iyo diinta Islamka

Jun 16, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Jussi Halla-aho ayaa iska casilay xil muhiim ah oo uu ka hayay golaha baarlamaanka ee Finland.
Xildhibaankan oo katirsan xisbiga Perussuoamaliset ayaa wuxuu hayay jagada gudoomiyaha ee guddiga
maamulka ee katirsan gudiyada baarlamaanka.

Guddigaan ayaa ahaa gudiyada hoosaadka ee baarlaamnka kuwooda ugu miisaan badan oo laga go’aamiyo arrimaha ajaanibta iwm.

Halla-Aho ayaa iscasilay kadib markii maxkamad ey ku xukuntay qoraalo aflagaado xambaarsan
oo u ku shaaciyay shabakadaha internetka. Jussi ayaa qoraaladan qoray kahor sanadkii 2008:dii
kahor intuusan noqon xildhibaan.

Xildhibaanka ayaa markii hoe ku gacan seyray go’aanka baarlamaanka isagoo ku dhaleeceeyay
kuwo sharci darro ah. Markii danbe gudoomiyaasha kale ee gudiyada baarlamaanka ayaa cadaadis ku saaray
inuu jagadiisa iska casilo, maadaama uu isagoo xildhibaan ah sharciga u hogaansami waayey.

Tags: aflagaado • jussi halla-aho • xildhibaan

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.