• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Xildhibaan codsaday in dowladda Finland joojiso qaabilida qaxootiga ka yimaada Soomaaliya

Aug 22, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Lehtikuva – Kimmo Mäntylä

Xildhibaan ka tirsan xisbiga Perussuomalaiset ayaa xukuumadda Finland ka dalbaday iney dib u eegto xaalada dadka soomaalida ee magangelyada ka dalbada dalka Finland.

Halla-Aho ayaa ku anadacoonaya in xaalada amaan ee Soomaaliya iyo gaar ahaan caasimada Muqdisho ay aheyd mid ka soo reyneysay waayahan danbe sidaas darteedna dowlada Finland looga baahan yahay iney ka fiirsato ama u kuurgasho sidey ku joojin laheyd qaxootiga ey qaabisho ee u dhashay dalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa sheegay iney mudooyinkii danbe boqolaal soomaalida reer Finland ey booqdeen magaalada Muqdisho warbixino ey ka heleen jaaliyadda Somaliliitto, sidoo kalena wasaarada arrimaha dibedda bogeeda internetka ayaa waxaa ku cad in dagaalada Muqdisho ey joogsadeen.

Halla-aho ayaa yiri, Soomaalida kunool dalka Finland waxey naf ahaantooda qabaan in dagaalada sokeeye iyo dhibkii dalkooda kajiray uu degay, taasoo ey muujineyso dalxiiska ey utagaan dalkooda. Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in dadka dalkooda hooyo iyaga iskooda u aada eysan xaq ulaheyn ama masuuliyad ka saarneyn amaankiisa dowladda Finland.

Tags: halla-aho • qaxooti

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.