• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Xero Qaxooti oo u dhaw Magalada Salo oo qarax lala beegsaday

Jun 03, 2009 with: Commnets

  • Tweet

Kaam u dhaw magaaladda Salo oo ey maamusho heyadda SPR ayaa xalay xilli udhaw waaberigii qarax ka dhacay. Cidna wax kuma yeeloobin qaraxaas, wuxuu ka dhacay maqayad kaamka, waxaana ku burburay daaqaddaha maqaayadda.

Intuusan qaraxa dhicin waxaa meesha ka dhaqaaqay gaari duq oo labo albaab leh, gaarigaas oo lagu arkey kaamerada, wuxuuna ujiheystay dhinaca karjalohja. Booliska Salo ayaa baadigoobaya gaarigaas.

Kaamka waxaa ku jira qaxooti tiradoodu gaareyso labaatan qofood, booliska ayaa shegay in qaraxaan sababayo in la adkeeyo amniga kaamka habeen iyo maalin.

Source: YLE UUTSET

Comments

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Radio Robin Hood
    • Radio Warsan
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
  • Nolosha Soomaalida Scandanavianka

  • FINFO

  • Infopankki

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Radio Robin Hood
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2012. All rights reserved.