• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Waayeelka kunool dalka Finland oo kor udhaafay 1 milyan

Aug 21, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Dadka waayeelka ah oo dadoodu kor udhaaftay 65 sano ayaa tiradoodu waxey gaartay 1 milyan oo qof bishii July ee lasoo dhaafay. Shacabka Finland ayaa ubadan dad da’weyn ah, taasoo ey keeneyso nolosha dadka oo ah mid dheer.

Dadka waayeelka ayaa tiradoodu kor usocotay sanadihii danbe, sanadkii 1944 tirakoobka waayeelka ee dalka Finland ayaa ahaa 250 000,sanadkii 1975 tirakoobka waayeelka ayaa ahaa nus milyan.

Tirakoobka guud ee shacabka Finland ayaa ah 5 413 901, tirada waayeelka ayaa ah 1 003 212, halka inta kalena yihiin 4.4 milyan.

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.