• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Tirada shaqo la’aanta oo korortay

Sep 28, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Kuva : Forum24

Tirada shaqo la´aanta oo korortay bisha sideedaad ee sanadkan 2012. Xarunta tirakoobka waddanka waxey so gudbiyeen iney bisha sidedaad ee sanadkan 2012 tirakoobka shaqo la´aanta gaartay 199 000 oo qof.

Sanadkii hore xiligaan oo kale tirada shaqo la’aanta waxey aheed 177 000 oo qof. Dowladda waxey aad walaac uga muujisay dhalinyarada dadooda tahay 15–24 jir oo tirada shaqo la´aantoda aad u korortay.

Tirada dadka waqtiga dheer shaqo la´aanta ayaa ah tiradoodu korortay haddana mareysa 63 000 o qof, kuwaasoo ah dadka sanad ama kabadan shaqo la´aanta ahaa.

Labadii asbuuc ee lasoo dhaafay gudahooda waxaa shaqooyinkooda waayey in ka badan 1700 oo qof oo ka shaqey jiray shirkadaha waaweyn ee dalka Finland, sida OP-Pankki, Metso Group, Ruukki iyo kuwa kale.

Tags: shaqo la'aan • tirakoob

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.