• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Soomaalida dalbaneysa in qoysoskooda loo keeno dalka finland oo aad ukorortay

Aug 14, 2010 with: Commnets

  • Tweet

Sanadkaan ayaa noqonaya sanadkii ugu badnaa ey soomalida dalabaad sameyso in loo keeno xibnaha ka tirsan qoysaskooda ee ey kaga yimaadeen dalkoodii hooyo. Wargeyska Aamulehti ayaa qorey, in bilawgii sanadkaan ilaa iyo dhammadkii bisha July ey yimaadaan waaxda soo galotiga dalabaad gaaraya 2500.

Waaxda qaabilsan dadka soo galootiga ee loo yaqaano (maahanmuuttovirasto) ayaa qiyaaseysa in dalabaadyada ay gaari doonaan sanadkaa ilaa 4500, taas oo lamid ah dalabaadyadii sanadkii hore labalaabkeeda. Sanadkii hore ayaa waxaa yimid ilaa iyo 2200 dalab.

Halkii dalab wuxuu udhigmaa, hal qof. Soomaalida oo ubadan qoysas waaweyn ayaa keeneysa in dadka ey dalbanayaan ey tiradoodu badan tahay. Qoysaska soomaalida ayaa waxey ka kooban yihiin shan caruur iyo waalidkooda, marka leysku celceliyo.

Waaxda soo galooiga maahanmuuttovirasto ayaa shaacisay iney awood uleedahay iney xalin karto ila 1200 dalab sanadkii. Qaanunka EU:da ayaa isna lagu qeexaya in dalabadkasta laga bixiyo go’aan sagaal bilood gudaheeda.

Comments

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Radio Robin Hood
    • Radio Warsan
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
  • Nolosha Soomaalida Scandanavianka

  • FINFO

  • Infopankki

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Radio Robin Hood
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2012. All rights reserved.