• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Somaliliitto oo ka hortimid caruura dib loogu celiyo Soomaaliya

Oct 25, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Gudoomiyaha Somaliliitto Arshe Said ayaa kanaalka TV Nelonen siiyey wareysi ku saabsan dhalinyarada soomaaliyeed ee waalidiintooda dib ugu celiyaan dalkooda si qasab ah. Wuxuu gudoomiyaha sheegay inuusan ururka aragtidaan la qabin waalidiinta sidaas sameeya.

Safaarada Finland ee Addis Abeba ayaa sheegtay iney jiraan dhalinyaro da’yar ah iyo kuwa qaangaar ah oo waalidkooda dalkooda dib ugu celiyeen si sharci darro ah, kadibna ey lasoo xiriireen safaaradda Finland ku leedahay Ethiopia.

Wargeyska Helsingin Sanomat ayaa qoraal ka qoray gabadh soomaaliyeed oo Haliimo lagu magacaabo oo iyadoo 15 jir aheyd dib loogu celiyay Soomaaliya.

-Jaaliyada Somaliliitto dhacdadaan qaaska ah lama socota. Somaliliitto ma qabto fikirka ah in caruurta dalka dib loogu cesho, iyagoon ogoleyn. Soomaaliya amni buuxa kama jiro, mana qabno in dadka dib loogu cesho, ayuu yiri Arshe.

Dhanka kale Mukhtar Abib oo ah masuul ka shaqeeya sooshalka magaalada Helsinki kuna taqasusay waxtarka dhalinyarada ayaa sheegay in dhacdooyinka ey badnaayeen 1990:kii.

Tags: qaangaar • somaliliitto

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.