• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Shirkadda VR oo keensatey Tareen Cusub

Nov 18, 2009 with: Commnets

  • Tweet
263549b65c5da97ca_3

Yle / Fred Wilén

Shirkadda VR ayaa maanta (18.11.2009) hawlgelisey tareen cusub oo ka dhexshaqeyn doona Helsinki – Leppävara sidoo kale waxa uu ka dhex shaqeyn doonaa Helsinki – Vantaa.

Tareenka cusub ayaa ah mid u dhaw dhulka, isla markaasna loo sameeyay si casri ah waxaana aad u sahlan in si fudud aad dhexdiisa ugu kala gudubto qaybihiisa kala duwan. Shirkadda VR ayaa ka dalbatay dalka Switzerland 32 tareen oo noocan oo kale ah kuwaas oo soo gaari doona Finland sanadka 2014.

263249b65ba9605eb_1

Gudaha tareenka cusub

Comments

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Radio Robin Hood
    • Radio Warsan
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
  • Nolosha Soomaalida Scandanavianka

  • FINFO

  • Infopankki

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Radio Robin Hood
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2012. All rights reserved.