• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Qoysaska Soomaalida ayaa kunool guryo ciriiri ah

Nov 16, 2009 with: Commnets

  • Tweet

vallila-winterMagaaladda Helsinki ayaa culeys kala kulantay qoysaska soomaalida  oo ah qoysas aad ubalaaran iney uhelaan guryo ku filan. Waxaa sanadkii udanbeyay soo galay ilaa labo kun oo qaxooti soomaali ah, kuwaasoo waliba qaarkood qoysaskooda sii dalbaday.

Waxaa kaloo la filayaa  sidoo kale sanadkaan iney qaxooti badan oo soomaali soo galaan dalkan Finland. Soomaalida ayaa markey xeryaha kasoo baxaan waxey badidood uguuraan magaala madaxda Helsinki, halkaasoo ey dhib kala kulmaan iney guryo ka helaan.

Waxaa jira qoysas badan oo soomaali ah oo saf ugu jira guri helid. “Baaritaan sanadkan horaantisa la sameeyay ayaa lagu shegay in dadka cusub ee soomaalida boqolkiiba 25 % guryo layihiin ama si qaab daran udegan yihiin” , ayey tiri Sari Karisto oo ah gabarta heysata arrimaha ajaanibta ee magaaladda Helsinki.

Comments

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Radio Robin Hood
    • Radio Warsan
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
  • Nolosha Soomaalida Scandanavianka

  • FINFO

  • Infopankki

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Radio Robin Hood
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2012. All rights reserved.