• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Qaxooti Afganistan oo teendho ka dhistay baarlamanka hortiisa

Sep 28, 2012 with: Commnets

  • Tweet

3 nin oo udhashay dalka Afganistan ayaa teendho ka hor dhistay baarlaamnka dalka Finland ee magaalada Helsinki. Sadexdaan nin ayaa la sheegay iney raashinka ka go’een in ka badan 2 asbuuc, iyagoo ka cabanaya go’aan dowlada Finland siisey oo ah in dalkooda dib loogu cesho.

Dowlada Finland ayaa sheegtay in mudaharaadkan uusan wax saameyn ah ku yeelan doonin go’aanka waaxda socdaalka ey ka gartay codsiga qaxootinimo ee 3 nin ee udhashay dalka Afganistan.

Sadexdaan nin ayaa ku andacoonaaya ineysan dalkooda ku laaban karin, iyagoo sheegay iney naftooda qatar kujirto hadii loo celiyo dalka Afganistan oo ey ka dagaalamaan kooxo hubeysan oo dowlada wax amar ka qaadan.

Xildhibaanada lagu magacaabo Anna Kontula ayaa sheegtay in dalka Afganistan uu yahay dal qatar ah oo loo diido iney usafraan muwadiniinta finlandeyska sida ka qoran bogga internetka ee wasaarada arrimaha dibedda.

Go’aanka waaxda socdaalka (Maahanmuuttovirsto) ayey ku dhaleceysay inuu yahay mid khalad ah oo ey u cuskadeen warbixin hayada qaxootiga UNCHR ka sameysay dalka Afganistan sanadkii 2010:ka. ”Waxaa ceeb ah inagoo dal horumarsan sheganeyna inaan go’aamadena ku saleyno warbixino sanado hore ah oo an wacyiga markaas jira ka turjimeynin”, ayey tiri xildhibaanad Kontula oo udoodeysa qaxootigan banaanbaxaya.

Tags: baarlamaanka • qaxooti • teendho

Comments

  • Banaanbax ka dhacay Helsinki oo lagu cambaareeyay dalka Koonfur Afrika

  • Ogeysiis ku socda shaqala (mushaaraha iyo lacagta howlgabka)

  • Knowledge is Power -Event

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.