• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Nokia oo shaqaale badan shaqada ka eryeysa magaalooyinka Salo iyo Oulu

Jun 20, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Kuva: Kimmo Mäntylä / Lehtikuva

Shirkada sameysa teleefanada gacanta ee Nokia ayaa dhimeysa shaqaalaheeda tiro gaareysa 10 000, shaqaalahaas oo ah kuwo ka shaqeeya warshadaha kala duwan ey shirkada ku leedahay dalalka caalamka.

Nokia ayaa shaqada ka eryeysa shaqaale dhan 3700 qof dalka Finland gudaheeda, waa markii ugu horeysay tiro shaqaale oo intaas la eg halmar shaqada laga eryo dalka Finland.

Dowlada Finland oo ugu horeeyo madaxweynaha Sauli Niinistö ayaa walaac ka muujiyay xaalada lasoo daristay shirkada Nokia taasoo saameyn xoog badan ku leh dhaqaalaha dalka Finland. Magaalada Salo iyo Oulu ayey saameyn weyn ku yeelatay warka shirkada Nokia, warshada Salo ayaa gabi ahaan albaabka leysugu laabi doono dhowaan, warshadaas oo shaqada ka joojineyso 850 qof. Sidoo kale magaalada Oulu ayaa 500 oo shaqaale shirkada Nokia shaqada ka eryeysaa.

Shirkada Nokia ayaa ku macneysay shaqaale dhimista mid ku saleysan shirkada oo dhimeysa qarashaadkeeda.
Qorshaha shirkada ayaa ah iney qarashkeeda dhinto 1.6 miljardi inta aan la gaarin sanadka 2014ka.

Tags: Nokia • salo

Comments

  • Banaanbax ka dhacay Helsinki oo lagu cambaareeyay dalka Koonfur Afrika

  • Ogeysiis ku socda shaqala (mushaaraha iyo lacagta howlgabka)

  • Knowledge is Power -Event

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.