• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Ninkii lagu eedeeyay xiriirka argagaxisada oo xabsiga loo dheereeyay

Jan 27, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Waxaa wali xabsi kujira ninkii lagu soo eedeeyay dembiyo ku lug leh argagaxisnimada. Maxkamada racfaanka ee Helsinki ayaa maalinti taladada go’aan ku gaartay in ninkaas xabsiga lagu sii hayo.

Ninkaan udhashay Soomaaliga ayaa wuxuu xabsiga kujiraa ilaa bishii sagaalaad ee Septemper, waxaana lagu eedeeyay inuu dhaqaale u ururin jiray ururada xiriirka la leh argagixisada ee ka dagaalama Soomaaliya, taageerana u raadin jiray ururadaas.

Baaritaano la xiriira falkaan ayaa wali socda, waxaana ilaa hada dembigaan lagu eedeynaya 4 qof oo baaritaan ku socdo.

Tags: argagixiso • xabsi • xiriir

Comments

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
  • waa wada macaan dumarku

  • FINFO

  • Allekirjoita adressi rasismia vastaan!!

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2012. All rights reserved.