• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Musharixiinta Soomaaliyeed ee ka qeyb qaadaneysa doorashooyinka golaha degaanka Finland

Oct 21, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Waxaa 17ka bisha si rasmi ah u furmay doorashooyinka golaha deegaanka ee dalka Finland, kuwaas oo ey utartamayaan musharixiin badan oo Soomaali ah oo ka kala socda xisbiyada kala duwan ee ka jira daka Finland.

Boorarka waaweyn ee ku yaala meelaha basaska ka baxaan iyo wadooyinka waaweyn ayaa waxaa ku dhegan sawirada iyo musharixiinta usharaxan xisbiyada kala duwan ee ka qeyb galaya doorashooyinka golayaasha degaanka.

Waxaa magaalada caasimada Helsinki iyo nawaaxigeeda ka sharaxan ilaa 17 musharax oo soomaaliyeed oo u kala sharaxan 8 xisbi ee ka dhisan dalka Finland.

Sidoo kale magaalada Turku ayaa waxaa ka sharaxan labo musharax oo kala ah Roda Hassan iyo Alas Ali. Roda Hassan ayaa ah gabar Soomaaliyeed oo sadex mar oo hore ku guuleysatay iney gasho golaha degaanka ee Turku, hadana kolkii 4:aad usharaxan doorashada golaha degaanka. Dhanka kale Alas Ali ayaa ah kamid ah xubnaha firfircoon ee udhaqdhaqaaqa u adeega bulshada Soomaaliyeed iyo kuwa ajaanibta ee ku nool magaalada Turku, Alas wuxuu kamid yahay dadkii dhisay jaaliyada Soomaalida ee Turku, waana markii uhoreysay oo uu isu sharaxay doorashada golaha degaanka.

Tags: golaha degaanka • musharixiinta

Comments

  • Banaanbax ka dhacay Helsinki oo lagu cambaareeyay dalka Koonfur Afrika

  • Ogeysiis ku socda shaqala (mushaaraha iyo lacagta howlgabka)

  • Knowledge is Power -Event

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.