• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Mudada lagu qaato kaarka daraweelnimada oo la kordhinayo sanadka cusub

Dec 27, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Sanadka soo socda waxaa adkaanaya qaadashada kaarka daraweelnimada ee afka finishka loo yaqaan Ajokortti. Iskuulka daraweelka ayaa helida kaarka B-ga loo yaqaan ee lagu wado gaariga caadiga ah ka dhigayo koorso sadex qeyb ah, qeyb la baranayo bilawga iyo sharciyada, qeyb tababar iyo qeybta udanbeysa oo ah imtixaan guud.

Waxaa sanadka soo socda kaarka daraweelka lagu qaadanaya mudo 2 sano kadib, markii aad ka gudubto imtixaanka guud ee kaarka daraweelnimada.

Sida ey sheegeen madaxda ka shaqeysa wasaarada gadiidka, sharciyadaan ayaa ah kuw kor loogu qaadayo masuuliyada iyo wacyigelinta daraweelada, gaar ahaan dareewalada da’yarta ah.

Sharcigaan ayaa wuxuu sababaya sidoo kale in qarashka kaarka daraweelnare ukaco, maadaama saacadaha koorsada daraweelnada lagu darayo 4 saaac.

Tags: ajokortti • imtixaan • kaarka daraweelka

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.