• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Metroga Helsinki oo 30 jirsaday

Aug 09, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Magaada Helsinki ayaa udabaal degeysa xuskii 30:aad ee ka soo wareegay dhismihii gaadiidka metroga loo yaqaan ee ka shaqeeya magaalada dhexdeeda. Metroga Helsinki ayaa si buuxda ushaqa galay taariikhdu markay ahayd 02.08.1982.

Hindisaha hirgelinta metroga ayaa bilawday dhamadka 1950:kii, laakiin waxaa jiray dad ka horyimid masharuuca markii hore, waxaana howlaha dhismaha jidka metroga la bilaabay bilawgii 1970:kii.

Metro waa gaadiid dheereeya oo ku socda dhulka hoostiisa, kaasoo ey gaadiid ahaan u isticmaalaan dad tiro badan oo kunool caasimada Helsinki.

Tags: Helsinki • metro

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.