• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Lamaane finlandeys ah oo lagu qafaashay dalka Yemen

Dec 28, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Mudo asbuuc kasoo waregtay ayaa qoys finlandeys oo ka kooban nin iyo seydiisa lagu qafaashay magaala madaxda dalka Yemen ee Sanca. Qoyska finlandeyska ayaa waxa weheliyey nin u dhashay dalka Austria.

Wasaaradaha arimaha dibeda ayaa ku howlan sidii loo soo deyn lahaa lamaanaha iyadoo wakiil la xiriira dowlada udirsatay dalka Yemen. Wargeysyada kasoo baxa Yemen ayaa qoraya in kooxo katirsan al qaacida ka danbeeyene qafaalashada. Wargeyska ayaa intaas ku daraya in kooxahan ey codsadeen in madaxfurasha 4-7 milyan oo dollar la siiyo, dowladana maxaabiis usoo sii deyso.

Sadexda qof ee la qafaashay ayaa kujiray safar ey ugu socdeen magaaladada Cadan kahor intaan la afduubin.

Comments

  • Banaanbax ka dhacay Helsinki oo lagu cambaareeyay dalka Koonfur Afrika

  • Ogeysiis ku socda shaqala (mushaaraha iyo lacagta howlgabka)

  • Knowledge is Power -Event

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.