• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

DR. Abdiaziz Maahaay oo kaalmo weydiistay jaaliyada Soomaalyeed ee Finland

May 28, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Samafale Dr. Abdiaziz Maaxaay ayaa asbuucii hore soo gaaray dalka Finland isagoo xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay xarunta ururka Kanava, kulankaas oo ey soo qabanaqaabisay jaaliyada Soomaaliyeed ee Somaliliitto, sidoo kale Maahaay ayaa kulamo kala duwan la qaatay qeybaha kala duwan ee jaaliyada Soomaaliyeed.

Dr. Maaxaay ayaa ka codsaday jaaliyada Soomaaliyeed iney kaalmo u ururiyaan labo caruur oo xanuunsan oo ubaahan in dibeda dalka Soomaaliya lagu soo daweeyo.

Dr. Maaxaay ayaa hore ugu guuleystay inuu caruur iyo dad kale oo ku dhaawacmay dagaaladii Soomaaliiya oo masakiin ah uu dibeda usoo qaado, halkaasoo ey ka heleen kaalmooyinka caafimaad ey ubaahnaayeen.

Jaaliyada dalka Finland ayaa aad usoo dhaweysay codsiga Dr Maaxaay, waxeyna sheegeen iney kaalmo u ururin doonaan gabar yaroo xanuunsan. Dr. Maahaay ayaa dib ugu soo laaban doono dalka Finland dabayaaqada bisha June ee soo socota.

cinwaanka hayada:

Tags: kaalmo • Maahaay

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.