Dalxiisayaasha oo kusoo badanaya dalka Finland
Jun 15, 2012 with:
Ajaanibta dalxiiska uyimaada Finland ayaa tiradoodu kor u kacday. Sanadkii hore waxaa
dalxiis ku yimid dalka Finland dad tiradoodu kor udhaaftay 7 milyan oo qof. Sanadkii ka horeeyayna
waxaa yimid 6 milyan oo dalxiisayaal ama turist ah.
dalxiis ku yimid dalka Finland dad tiradoodu kor udhaaftay 7 milyan oo qof. Sanadkii ka horeeyayna
waxaa yimid 6 milyan oo dalxiisayaal ama turist ah.
Dalxiisayaasha soo gaara dalka Finland ayaa 100/50 ka yimaada dalka Ruushka. Waxaa kale oo ubadan
dalxiisayaasha ka yimaada dalalka Estonia iyo Sweden.