• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Dalka Finland oo markale ku guuleystay wadanka ugu iskuulada fiican

Dec 01, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Dalka finland ayaa markale ku guuleystay dalka ugu fican nidaamka waxbarashada. Waxaa kaalinta labaad galay dalka Koonfurta Kuuriya, waxaa daraasadan sameeyay shirkad Mareykan ah oo sameysa qalabka waxbarashada.

Shirkada Perason ayaa sheegtay in habka waxbarashada ee dalalka finland iyo koonfurta kuuriya ey meelo badan ku kala duwan yihiin, laakiin in labada dalba waxbarashada ey leedahay qiimo sare. Waxbarashada koonfurta Kuuriya ayaa ah mid aad u adag, halka waxbarashada iskuulada Finland ey  tahay mid ka fur furan oo ardayda usahlan.

Wadamada kale ee Scandanevianka dalka Denmark ayaa galay kaalinta 12, dalka Swden ayaa galay kaalinta 21:aad iyo dalka Norway oo galay kaalinta 26:aad.

Daraasadan ayaa waxaa ka qeyb galay 40 dal, waxaana kaalmaha hoose galay dalalka kala ah Indonesia, Brasil iyo Meksikko.

Tags: daraasaad • iskuulada • waxbarashada

Comments

  • Banaanbax ka dhacay Helsinki oo lagu cambaareeyay dalka Koonfur Afrika

  • Ogeysiis ku socda shaqala (mushaaraha iyo lacagta howlgabka)

  • Knowledge is Power -Event

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.