• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Dalka Finland oo ka doodaya adkeynta sharciga haysashada hubka

Aug 31, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Isbuuci hore ee lasoo dhaafay 2 caruur ayaa ku dhimatay xabad si kama ugu dhacday. Shilalkan ayaa ka dhacay gobolka loo yaqaan Pohjois-Savo.

Shilka koowaad ayaa maalinta jimcada dhacay, wuxuu ku bilawday markii 2 wiil oo walaala ah iyagoo ku ciyaara bistoolad aabahooda leeyahay ey mid xabad ka fakatay, xabadaas oo madaxa ka haleeshay wiilka kale oo 5 jir ahaa. Wiilka ayaa markii danbe kun af baxay isbitaalka.

Shilka labaad ayaa dhacay maalintii sabtida wiil iyo aabihiis oo kujira kaluun dabasho, ayaa aabaha isagoo raba inuu ugaarsado shinbir waxaa xabad kaga fakatay wiilkiisa oo ey isku doon saaran yihiin.

Dalka Finland ayaa kamid ah wadamada usareeya ey shacabka ku haystaan hub sharciyeysan guryaha, waxaa hub sharciyeysan haysta dalka Finland ilaa 600 000 oo qof. Xukuumadda dalka ayaa hada ka doodeysa sidii loo adkeyn lahaa shuruucda heysashada hubka.

Tags: hub • sharci • xabad

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.