• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Dalka Finland oo galay fasaxa Krismaska

Dec 24, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Dalka Finland ayaa gebi ahaan galay fasaxa ciida masiixiga ee Krismaska, waxaana fasaxa krismaska uu soconaya 24-26 december iyadoo xafiisyada iyo inta badan goobaha suuqyada xiran yihiin.

Kaniisada weyn ee kutaala magaalada Turku ayaa ku dhawaaqda ciida Krismaska, waxaana maanta 12:kii barqanimo looga dhawaaqay xuska krismaska, taasoo ah caada taariikh dheer  uleh dalka Finland.

Dadka finlandeyska ayaa safaro u aada qoysaskooda iyo gobolada ey ka yimaadeen xiliga krismaska, si ey  fasaxa iyo ciida krismaska ula soo qaataan qaraabadooda. Iskuulada, goobaha shaqooyinka ayaa xiran fasaxa Krismaska iyo xaflada sanadka cusub.

Xiliga krismaska ayaa waxaa Finlandeyska caada u ah in guryaha la dhigto geed nalal iyo waxkale lagu xardhey oo Joulukuusi lagu magacaabo, iyo odayga garka cad ee dharka guduudad ee lagu magacaabo Joulupukki, waxaana dadka isku salamaan oo ey isku boostada iskugu diraan kaarar ey ku qoran yihiin (Hyvää Joulua).

 

Tags: fasaxa • hyvää joulua • krismaska

Comments

  • Banaanbax ka dhacay Helsinki oo lagu cambaareeyay dalka Koonfur Afrika

  • Ogeysiis ku socda shaqala (mushaaraha iyo lacagta howlgabka)

  • Knowledge is Power -Event

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.