• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Codadka ey heleen musharixiinta soomaaliyeed ee utartameysay golayaasha degaanka

Oct 30, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Waxaa maalintii axada lasoo gabagabeeyay doorashooyinka golayaasha degaanka ee dalka Finland. Soomaalida kunool dalka Finland ayaa door weyn ka qaadatay doorashooyinka, iyadoo ey jireen ilaa 22 musharax oo utartameysay golayaasha degaanka.

Musharixiinta Soomaalida ayaa ka muuqday 8 xisbi ee dalka kajira inta aan ka ahayn xisbiga xagjirka ee (Perussuomalaiset). Musharixiinta Soomaalida ayaa inta badan ka sharaxnaa magaala madaxda Helsinki iyo nawaaxigeeda.

Tartanka doorashooyinka degaanka ee sanadka 2012 ayaa ahaa kuwo aad uxiiso badan, walow codbixinta ay ka yareyd sidii la filaayey oo ey noqotay 58,2 prosent.

Hadaba Hoos waxaa ku qoran codadka ey kala heleen musharixiinta Soomaalida, iyadoo 5 kamid ah ey ku guuleysteen xildhibaanimada golayaasha degaanka, halka ugu yaraan 4 ey noqdaan kusimayaal.

Shanta musharax ee ku guuleysatay tartanka ayaa waxey 2 kamid ah ka tirsan yihiin xisbiga SDP, 2 kalena katirsan yihiin xisbiga Vihreä, halka 1 musharaxna ka socdo xisbiga Keskusta.

HELSINKI          
VIHREÄT ZAHRA ABDULLA

1406

     
KOK MUKHTAR ABIB

749

     
KOK SAIDO MOHAMED

493

     
KESKUSTA ABDIRAHIM HUSSEIN

343

     
SDP ZAHRA OSMAN-SOVALA

328

     
SDP DEEK GURHAN

301

     
SDP KADAR GELLE

155

     
VIHREÄT ABDULKADIR ISAK

113

     
VAS SULDAAN SAID

91

     
RKP AHMED HASSAN

71

     
SKP SIT. AHMED ESSE

21

     
   

4071

     
ESPOO          
SDP ALI ABDIRAHMAN  

307

   
SDP ABDI ABDIFITAH  

175

   
KOK NUR MOHAMED  

111

   
VAS MOHAMUD ABDI-RASHID  

79

   
VIHREÄT ABDULLAHI SALAD  

75

   
VIHREÄT SAID YUSUF  

53

   
     

800

   
VANTAA          
SDP FAYSAL ABDI    

345

 
KESKUSTA MUSTAFE HAGI    

107

 
RKP ARSHE SAID    

81

 
       

533

 
TURKU          
VIHREÄT RODA HASSAN      

362

KESKUSTA ALAS ALI      

269

 

PIETARSAARI

VIHREÄT

  

 

ABDULLAHI ABDULKADIR ABDULLAHI

       

 

47

631

 

Tags: codadka • musharixiinta

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.