• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

Carshe Siciid oo noqday gudoomiyaha jaaliyada soomaalida ee Somaliliitto

Jul 17, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Jaaliyadda guud ee Soomaalida kunool dalka Finland ayaa dooratay gole cusub, golahaas oo udoortay Carshe Siciiid gudoomiyaha cusub ee jaaliyadda Somaliliitto.

Golaha cusub iyo gudoomiyaha ayaa hayn doona talada ururka 2 sano ee soo socota, waxaana gudoomiyaha uu shaqada kala wareegayaa guodoomiyihi hore Abdirashid Dirie.

Ururka Somaliliitto ayaa ah urur ey ku mideysan yihiin jaaliyada soomaalida ee kunool dalka Finland. Waxaa la aas aasay sanadkii 1996, xarunta ururkana waxey kutaalaa magaala madaxda Helsinki ee xaafada Herttoniemi.

Waxaa golayaasha ururka kusoo biiray sanadkan dhalinyaro badan, kuwaasoo laga filayo iney dar dar geliyaan shaqada ururka uqabto jaaliyadda soomaalida ee ku dhaqan dalka Finland.

Tags: carshe • gudoomiye

Comments

  • Banaanbax ka dhacay Helsinki oo lagu cambaareeyay dalka Koonfur Afrika

  • Ogeysiis ku socda shaqala (mushaaraha iyo lacagta howlgabka)

  • Knowledge is Power -Event

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.