Ajaanibta qabta xanuunada dhimirka oo badana helin wax daawo ah
Jun 08, 2012 with:
Dadka ajaanibta ah ee qaba xanuunka dhimirka ayaan badana xog badan laga hayn, sida ay sheegtay hayada caafimaadka iyo daryeelka ee dalka Finland (THL). Dadka ajaanibta ayaa dhibaatooyinka iyo dagaalada sokeeye
ey kasoo cararen ku reebaan dhibaatooyiin xanuun badan.
ey kasoo cararen ku reebaan dhibaatooyiin xanuun badan.
Hayada THL ayaa sheegtay in gaar ahaan kurdida ubadan yihiin kuwo aan daawooyin uraadsan dhibaatooyinkaan. Waxaa kale oo jirta in dalka Finland ey ku yar yihiin dadka aqoonta leh xanuunada la xiriira dadka kasoo badbaada jirdilka iyo dhibaatooyinka la xiriira dagaalada sokeeye.
Hayada aya waxey xog ururin ka sameysay dad gaaraya 2000 oo qof, kuwaasoo kasoo kala jeeda dalalka Soomaaliya, Ruushka iyo Kurdida.

