• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

605 000 oo codeysay wareegii koowaad ee doorashooyinka golaha degaanka

Oct 25, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Wareegii koowaad ee golayaasha deegaanka dalka Finland ayaa
socday inta udhaxeysay 17-23.20 ayaa soo gabagaboobay maalintii
talaadada.

Wareegii koowaad ayaa waxaa codeysay ilaa 605 000 oo qof, waxaana
dadka codeyn kara codkooda dhiibtay ilaa 14,1 prosent oo qof.
Doorashooyinkii hore ee lamid ahaa kuwaan oo kale waxaa codkooda
dhiibtay ilaa 550 000 oo qof oo udhiganta 13,1 prosent inta xaq uleh
codbixinta.

Doorashooyinka golayaasha degaanka ayaa maalinta kama dambeysta
ee wax la dooran karo ey tahay 28.10.12. Maalintaas oo laga codeyn karo
meesha kugu qoran warqada codbixinta ee kugu soo dhacday gurigaaga oo kaliya.

Tags: codbixinta • golayaasha degaanka

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Tyƶ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.