• ETUSIVU
    • PROFIILI
      • TOIMINTA
      • PROJEKTIT
    • UUTISET
      • SOMALI UUTISET
      • FEATURED ARTICLES
    • SOMALIT SUOMESSA
      • SUOMEN HISTORIA
      • SOMALIEN DIASPORA
    • SOMALIAN HISTORIA
      • USKONTO & KULTTUURI
    • YHTEYSTIEDOT
    • ILMOITUSTAULU

17 qof oo ku dhimatay fasaxii Juhannus:ka

Jun 25, 2012 with: Commnets

  • Tweet

Sida ey qoreen jaraa’idada Finland, 17 qof ayaa ku dhintay fasaxii Juhannuska ee sadexdii maalmeed lasoo dhaafay looga dabaal degayey dalka Finland.

Dadka dhintay ayaa 9 kamid ah waxey ku dhinteen wabiyada oo eyku quuseen, 5 kamid ahna waxey ku dhinteen shil gaadiid, halka 2 qofna ey ku dhinteen dab qabsaday iyo nin isagoo meyd ah laga helay magaalada Tampere.

Dalka Finland ayaa fasaxa Juhannus:ka oo ah fasaxa kala bara xagaaga aad looga cabaa qamriga iyo waxyaabaha kale ee muqaadaraadka, kuwaasoo keena shilal iyo dhimasho tiro badan.

Tags: juhannus • shil

Comments

  • Knowledge is Power -Event

  • Somali fairy tales

  • Aqoon Waa Awood- Koulutustapahtuma

  • LINKIT

    • Hiiraan Online
    • Horseed Media
    • Maailma.net
    • Radio Warsan
  • Julkiset palvelut

    • Euroopan unionin
    • INFOPANKKI
    • KELA
    • Maahanmuuttovirasto
    • POLIISI
    • Työ- ja elinkeinotoimisto
  • Uutisia

    • Helsingin Sanomat
    • MTV3
    • Selkouutiset
    • Turun Sanomat
    • YLE
© Copyright Suomen Somali Web Portal 2013. All rights reserved.