Julkilausuma rasismia vastaan / Bayaan looga soo horjeedo cunsuriyada
Mar 19, 2012 with:
Tässä on kannanottoa/ adressia, jonka avulla pyrimme saamaan ihmisten huomion rasismin torjumiseen. Ja valtion tunnistamaan rasismia ja viharikosta jokapäiväiseksi ongelmaksi Suomen kaduilla. Lukekaa, allekirjoittakaa ja saa jakaa, jos olette samaa mieltä.
Lue tästä: http://www.adressit.com/julkilausuma#form
Hoos waxaa ku qoran bayaan looga soo horjeedo cunsuriyada iyo midab takoorka kajira dalka Finland. Ujeedada bayaanka ayaa ah in dowlada Finland ey ka hortagto mowqif cadna ka istaagto dhibaatooyinka midab takoorka iyo denbiyada loo geysto dadka ajaanibta. Hadii aad fikirkaan mid lamid ah qabto, fadlan ku biiri saxiixaaga bayaanka qeybtiisa hoose, waxana usii gudbisaa asxaabtaada.
Halkaan ka aqri: http://www.adressit.com/julkilausuma#form
Kiitos,
Abdirizak Hagi,
Adressi työryhmän puolesta.

