Suomen Somali Web Portal » SOMALI UUTISET

4 550 qof oo heshay jinsiyada dalka Finland
Dad tiradoodu gaareyso 4 550 oo si joogto ah udegan dalka Finland ayaa sanadkii hore qaatay jinsiyada dalka Finland.

Waaxda tirakoobka ayaa sheegtay in tiradaan ey ka badan tahay 200 tiradii jinsiyada finlandeyska heshay sanadkii 2010:kii.

Dadka qaatay jinsiyadda finlandeyska ayaa 2 650 ahaayeen dumar,halka ragana ey ahaayeen 1 900 oo qof. Dadka jinsiyadda qaatay ayaa ubadnaa dhalinyaro, halka dadka waayeelka ee da’doodu kor udhaaftay 65 jir ey tiradoodu ahayd 150 qof kalya.

Muwaadiniintaan cusub ayaa ubadan kuwa kasoo jeeda dalalka ka baxsan (EU) midowga Yurub,kuwaasoo tiradoodu la egtahay  3 850 qof, kuwa kasoo asal ahaan kasoo jeeda dalalka midawga Yurub ayaa tiradoodu tahay 700 oo qof.

Dadka ubadan ee qaatay dhalashada Finland ayaa waxey kasoo jeedaan dalka Ruushka iyo Estooniya,muwaadiniinta Ruushka ee qaatay dhalashada Finland ayaa tiradoodu la egtahay 1 650 oo qof, halka kuwa estooniyanka tiradoodu gaareyso 300 oo qof.

Magaalada Espoo oo lagu soo gabagabeeyay bandhiga buugaagta af-soomaaliga
Waxaa suuqa Sello iyo maktabada Entressa ee magaalada Espoo ka socday bandhiga buugaagta af-soomaaliga bisha markey aheyd 10-11.05. Bandhigaan oo ah mid sanadwalba la qabto ayaa sanadkaan ahayd markii 8:aad ee la qabto.

Waxaa kasoo qeyb galay qoraayaal badan oo kuwana dibedda ka yimaadeen kuwana reer Finland ahaayeen.

Magacyada qorayaasha iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed ee kasoo qeybgalay waxaa kamid ahaa:

1. Dr. C/qaadir Cali Boolaay

2. Max’ed Sh. Xassan Nuur

3. Max’ed Xassan Alto

4. Macallin Bashiir Ismaaciil Cusmaan

5. C/casiis Cali Ibrahim “Xildhiban”

6. Macallin C/qaadir Ibrahim Jaamac “Camow”

7. Yuusuf Max’ed Daqarre. Ururka saaxiibtimada Soomaalida & Finland.

Waxaa kasoo qeyb galay shacab soomaaliyeed ee kunool nawaaxiga magaala madaxda Helsinki iyo dad kale oo xiiseeya dhaqanka iyo buugaagta af-soomaaliga ku qoran.

Turku oo lagu soo bandhigay dhaqanka soomaalida (sawiro)
Magaalada Turku ayaa waxaa ka dhacay festival lagusoo bandhigay dhaqanka soomaalida, festivalkan oo socday mudo 2 asbuuc ayaa waxaa isla soo qaban qaabiyay ururka jaaliyada soomaaliyeed ee turku iyo ururka Turku 2011-säätiö.

Bandhigaan ayaa waxaa lagusoo bandhigay qeybaha kala duwan ee dhaqanka soomaalida, sida cuntada, fanka iyo suugaanta iyo taariikhda guud ee Soomaaliya.

Waxaa soo booqday dad tiradoodu kor udhaafeyso 1000 qof oo isugu jira Soomaali, Finlandeys iyo ajaanibta kale.

Waxaa goobta ka muuqday aqal soomaali iyo alaabaha kale ee dhaqanka soomaalida, sida alaabaha reer miyiga iyo dharka hidaha iyo dhaqanka.

Waxaa gabagabdadii bandhiga kasoo qeyb galay fanaanka weyn ee Xassan Aden Samatar. Fanaanka ayaa waxaa soo dhaweeyay Soomaalida kunool magaalada Turku, halkaas oo masuuliyiin kasocota magaalada Turku ey abaalmarin ku gudoonsiiyeen fanaanka Xassan Aden Samatar.

Dhalinyarada Soomaalida oo noqday kuwa ugu badan ee nolosha ka dhaca
Marka dhalinyarada nolosha ka dhaca ey ka yihiin boqolkiiba 3.7 prosent dhalinyarada asal ahaan udhashay Finlandeyska ama kuwa luuqada Swedishka ku hadla, tirada dhalinyaradaas ee dhanka kuwa ajaanibta ayaa gaareysa boqolkiiba 20 prosent.

Dhalinyarada saaqida ee ka dhaca horumarka bulshada ayaa waxey noqotay dood saameysa mujtamaca guud ee Finland, arrintaas oo ey walaac ka muujiyeen siyaasiyiin badan, kuwaasoo ugu horeeyo madaxweynaha dalka Finland. Dodaan ayaa waxaa kor usoo qaaday dhibaatada laga qabo in wadanka Finland laga waayo jiilka noqon lahaa xooga waxsoosaara ee badali lahaa jiilalkii ka horeeyay.

Waxaa intaas dheer in la ogaaday dhalinyara badan oo ka dhacay nolosha, kuwaasoo ah kuwo aan iskuul ama shaqo tagin.

Dhalinyarada ajaanibta ayaa waxaa la ogaaday iney u nugul yihiin iney horumarka bulshada ka haraan. Waxaana kaalinta koowaad galay dhalinyarada Soomaalida, kuwaasoo tirakoobka lagu sheegay in boqolkiiba 41 prosent nolosha ka dhacaan.

Sababaha dhalinyarada ajaanibta ugu wacan iney nolosha ka dhacaan ayaa waxaa ugu waaweyn barashada luuqada iyo cunsuriyada ama midabtakoorka ey la kulmaan.

Sanadkii hore oo tiradii ugu dad badneyd usoo haajireen dalka Finland
Xarunta tirakoobka ayaa shaacisay in sanadkii hore dalka Finland ey usoo guureen dad gaaraya 29 500 oo qof, tiradaas oo ka badan sanadkii ka horeysay 3 100 oo qof, islamarkaana ka dhigeysa sanadkii ugu tiro badnaa ilaa xornimadii dalka Finland.

Dhanka kale waxaa dalka Finland ka guuray dad tiradoodu gaareyso 12 650 oo qof.  Taasoo ka dhigeysa tirada isku cel celiska ee usoo guurtay dalka Finland 16 800 oo qof.

Dadka kasoo guuray dalalka EU:da ee usoo guuray dalka Finland ayaa gaaraya 14 900 oo qof, taasoo sidoo kale sanadkii hore ka badan 2 750 oo qof.

Sidoo kale gudaha dalka Finland ayaa gobolada Uusimaa iyo Pirkanmaa ayaa noqday gobolada ugu badan oo ey dad badan usoo guureen, halka gobolada Lappi iyo Kainuu ey dadka isaga soo hayaamee.

Waaxda socdaalka oo lagu eedeeyay go’aan daahida
Kuva :YLE

Waaxda socdaalka (Maahanmuuttovirasto) iyo Booliska Helsinki ee qaabilsan arrimaha ajaanibta oo lagu eedeeyay waqtiga dheer ee go’aanka dadka ku siiyaan. Sida sharciga waafaqsan qofka reerkiisa dalbada waa in go’aan lagu siiyaa 9 bilood gudaheed.

Maija Sakslin oo ah garyaqaanad ka hadashay arrintaan ayaa sheegtay, in go’aanka uu waqtigiisu dhaafi karo markii macluumaad dheeri loo baahdo kaliya.

Waaxda socdaalka ayaa sheegtay in go’aamada daahidooda ey sabab utahay booliska oo wareysi la yeesho qofka dacwada furaya iyo qofka loo dacwonaya. Waxaa kaloo waqti qaata soo xaqiijinta baasaboorada.

Booliska Helsinki ayaa iyagana ku dooday in dalabaadka ajaanibta ey aad u sare kaceen wixii ka danbeeyay 2010, taasoo sababtay in waqtiyada jawaabta ey daahaan.

Xildhibaan katirsan xisbiga Perussuomalaiset oo 5 bilood lagu ganaaxay
Kuva: Jyrki Lyytikkä / YLE

James Hirvisaari oo ah xildhibaan katirsan xisbiga Perussuomalaiset ayaa lagu ganaaxay 5 bilood oo shaqo joojin ah, waxaa lagu ganaaxay inuusan kasoo qeygali karin shirarka golaha baarlaamanka ee xisbiga perussuomalsiet.

Xildhibaano badan oo katirsan xisbiga perussuomalaiset ayaa lagu bartay qoraalo iyo fikrado qalafsan oo ey ka qabaan ajaanibta iyo dadka muslimiinta ku dhaqan dalalka Yurub. Xildhibaanadan ayaa waxaa safka hore kaga jira Jussi Halla-Aho, James Hirvisaari iyo Freddy van Wonterghem oo katirsan golaha degaanka ee magaalada Kotka.

Xildhibaan James Hirvisaari ayaa sanadkii hore bishii December maxkamad ku xukuntay ganaax dhan 1500 euro, kadib markii uu internetka ku faafiyey qoraalo uu ku aflagaeynayo diinta Islaamka.

Gabadh gacanyare u ah isla xildhibaankan oo lagu magacaabo Helena Eronen ayaa asbuucii hore bogeeda interneka ku qortay in ajaanibta Finland gacmaha sumad loogu qoro si loo kala garto dhalashadooda.

James Hirvisaari ayaa diiday inuu shaqada ka ceyriyo gabadhaan ugaftay dadka ajaanibta, taasoo ku kaliftay in golaha xisbiga ee baarlamanka ey shaqada ka fariisiyaan xildhibaanka mudo 5 bilood ah.

Ninkii uxirnaa tuhunka argagaxisada oo xornimadiisa dib uhelay
Kuva: Yle

Maxmkamada racfaanka ee Helsinki ayaa xornimadiisa siisay ninkii loo heystay xiriirka kooxaha argagixisada.

Booliska ayaa codsaday in ninka la iska sii daayo.

Ninkaan ayaa xabsi kujiray ilaa bishii septemper ee sanadkii hore, waxaana lagu tuhunsanaa inuu dhaqaale

u ururin jiray kooxaha xagjirka ee ka dagaalama Soomaaliya.

Ninkaan ayaa waxaa lagu xukumay inuusan dalka Finland ka bixi karin, waxaa kale oo jira dad raad ku yeeshay

dembiga loo heysto ninkaan oo la wareystay.

Shuruudaha qoys isu keenista oo la adkeyn rabo
Kuva: IS

Wasaarada arrimaha gudaha ayaa sheegtay in mustaqbalka dhaw la adkeyn doono shuruudaha qoys isu keenista ee dadka dalbada in qoysaskooda loo keeno dalka Finland. Warbixin ku saabsan arrintaas oo ey maanta wasaarada soo saartay ayaa lagu shaaciyay iney macquul tahay in dadka qaxootiga ee dalbada qoysaskooda in lagu xiro iney shaqo haystaan oo noloshooda ku filan yihiin.

Warbixinta wasaarada ayaa wali ahayn mid sharci ah, laakiin markey marto talaabooyinka hayadaha ey quseyso ey noqon doonto arrin sharci ah.

Warbixinta ayaa waxaa kale oo ku qornaa talo soo jeedin ah in qofka dalbanaya in qoyskiisa loo keeno uu haysto deegaan ama guri.

Wadanka Finland wuxuu magangelyo ku bixiyaa sadex siyaabood oo kala ah: hab qaxootinimo, magangelyo siyaasadeed ama siyaabo bini’aadinimo. Waqtiga xaadirka dadka qoyskooda loo keeno laguma xiro iney shaqo haystaan ama guri leeyihiin. Sharciga Finland ayaa ah mid waafaqsan kan dalalka EU:da.

Sanadkii hore Finland waxey siyaabo kala duwan magangelyo usiisay dad tiradoodu kor udhaafeyso 1000 qof.

Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen GOS iyo madaxda xiriirada
Waxaa shalay oo Sabti ahayd 07/04 kulan aan caadi aheyn ku yeeshay guddiga fulinta GOS iyo madaxda xiriirada magaalada Muqdishu.

Kulnkaan oo uu guddominaayey G/X 1aad ee Gidiga Olympikada Soomaaliyeed Mudane Duran Farah ayaa waxaa uu ku saabsana wada tashi guud ka dib geerida naxdinta laheyd ee ku timid Guddoomiyihii GOS iyo Guddoomiyihii xiriirka K/Cagta.

Kulanka ayaa waxaa intii uu socdey laysla soo qaadey qaabka looga qeyb qaadanaayo tacsiyadooda iyo ka warqabka qoysaskii ay ka geeriyoodeen labadaas marxuum.

Waxaa kaloo isla kulankaas lagu lafa guray sidii horay loogu sii wadi lahaa hawlaha sporti iyo qorshe horumarineedkii sportiga, wada hadal iyo isla socodsiin dheeraad ah meelaha ay wax marayaan ayaa ka dib waxaa aad la isugu raacay in horay loo sii wado hawlihii ay bilaabeen labada masuul meeshoodiina laga sii dardar galiyo, xiriiraduna ay lab jibaaraan hawlahooda si aysan u dayacmin wax qabadkii halyeeyadii geeriyooday.

Masuuliyiinta kulanka kasoo qeyb galay waxay hoosta ka xariiqeen muhimadda ay leedahay in la adkeeyo midnimada GOS iyo xiriirada iyo ilaalinta iyo xaqdhawrka qawaaniinta u degsan GOS iyo Xiriiradaba waxayna dhammaan balan qaadeen iney noqanaayaan team(koox) isku xiran hawlahoodana dardar galin doonaan.

“Waan wada dareensannahay geeridaan naxdinta leh oo aan ku weynay laba nin oo qaali nagu ah, saciid oo ahaa saxiib aan aad isugu dhawnahay iyo Wiish oo ii ahaa saaxiib aad  iigu dhow, walaal, waalid iyo macalinba, waan tiiraanyooneynaa laakin waa inaan sii wadnaa hawshii ay ka tageen oo aanaan dayacin gadaashood, sarena aan uqaadnaa horumarinta sportiga si uu qeyb weyn uga qaato isdhexgalka bulshada iyo nabadda”. ayuu yiri guddomiye xigeenka koowaad ee GOS Mudne Duran Farah.

Ugu dan bayntii waxaa gudigga oo uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka GOS ay booqasho ugu tageen eheladii labada masuul ee geeriyootay iyo labada ku dhaawacantay ee isbitaalka ku jira.

GOS iyo dhamaan bahweynta isboortiga ayaa waxaa maalintii 4.2.2012 ay u ahayd maalin naxdin leh, maalintaas oo ay kuwaayeen laba masuul oo isboortiga soomaaliyeed lafdhabar u ahaa,  waxaa sidoo kale ay kusoo aadey xili diyaar garow loogu jiro ka qaybgalka ciyaaraha Olymbikada aduunka.

Abdiaziz Godah

President, Somali Sports Press association

President,Somali NOC Sports Press Commission